excuse me
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excuse me
/ekiskyus mii/ (expr) iga raalli ahaw.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
iga raalli ahow
excuse me; forgive me, beg your pardon
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ma'am
/maam/ (n) murwo (magac loogu yeero qofkii dumar ah oo la sharfayo; 'madam' oo la soo gaabiyey). e.g. Excuse me, ma'am.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
iga
(pronoun with preposition) from me. Ex: iga raalli ahaw; excuse me
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
iga_raalli_ahow
de: excuse me; forgive me, beg your pardon
lx: iga raalli ahow
ps: expr
key: iga_raalli_ahow
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
excuse (v)
raali haayaal
raali gelin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excuse
/ikiskyuus/ (n) 1. cududaar, marmarsiinyo (v) 2. cafin, u cududaarid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excuse
excuse, n.f. - raalli gelin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
excuse
n., saamax, -i, xal, -ki; (pardon) v.tr., cafi, saamax.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excuser
excuser, v. - cudur daarasho; raallin gelin; meeldhac kasoo noqod
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excusable
/ikiskyuusabal/ (adj) loo cududaari karo, la-cafin karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excise
/eksays/ (n) 1. canshuurta la-saaro badeecada gudaha (v) 2. gooyn. e.g. The doctor excised the tumor.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exhume
/igsiyum/ exhumation; (v) qabri-ka soo saarid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
écuelle
écuelle, n.f. - xeedho; saxan weyn oo gun gaaban (hilibka) lagu rito iwm.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
écuyère
écuyère, n.f. - naag fardaha fuusha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épousée
épousée, n.f. - guursi; marka qofku guursado.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excepté
excepté, prép, et adj. - mooyee; maahee.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exciser
exciser, v. - gudid (gabdhaha)
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
excrete
(v) to eliminate waste from the blood, tissues, or organs.
iska soo saarid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excrete
/ekiskariit/ (v) qashin-saar samayn, sida xaarida, kaadinta, iyo dhidid-saarka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
extreme
(adj) as far away as possible from the center, the beginning or the average; of the highest degree or intensity.
aad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extreme
/ikistiriim/ (adj) 1. darafka ugu-shisheeya, heerka ugu-sarreeya (adj) 2. xad-dhaaf ah, aan caadi ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
extrême
extrême, adj. - heerka ugu sareeya; dacalada ugu shisheeya; meesha ugu fog; ugu shisheysa.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
excessive
(n) exceeding the usual, proper, or normal quantity; more than necessary,
fara badan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excessive
/iksesiv/ (adj) xad-dhaaf ah, saa'id u-badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exclusive
/ikiskluusiv/ (adj) 1. gaar u-ah (khaas-ah). e.g. Can I have your exclusive permission? (adj) 2. laga reebo (aan lugu-darin). e.g. The hotel charges $500 a week, exclusive of meals. (adj) 3. qaali ah, oo hadana casri ah. e.g. exclusive resorts.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exclusive
exclusive, n.f. - gaar ah.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
exclude (v)
ha modaal
ka reebid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exclusivité
exclusivité, n.f. - lagu kaliyaysto.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
excrescence
n., (of flesh in a sore) adhadh, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inexcusable
/inekiskyusabal/ (adj) aan loo cududaari karin (fal aad u xun oo aan qiil loo sameyn karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inexcusable
inexcusable, adj. - aan loo dambi dhaafi karin; aan loo dulqaadan karin.